Somali
Waxaan ubaahan nahay Cahdiga Dhaqdhaqaaqa Shaqaalaha Aduunweynaha
Xuquuqda abaabulida iskaashatooyinka shaqaalaha iyo sidii loo qaadi lahaa dhaqdhaqaaq mideysan, taas oy kamid yihiin shaqo joojin iyo isku duubnaan.
Xuquuqda ay shaqaaluhu u leeyihiin in ay si wadajir ah isu abaabuli karaan, iyagoon wax dhibaato ama handadaad ah loo gaysanaynin Sharcigana lagu handadayn.
Shaqo sugan
Caafimaadka iyo shaqo badbaado leh, Xaqsiin iyo daryeel.
Mushahar ay ku noolaan karaan dhamaan shaqaaalah ka shaqeeya hay’adaha kala duwan.
Shaqo sharaf leh, oo leh saacdo ku haboon shaqada in laqabto la doonayo, lehna mushahar la bixiyo fasaxyada goonida ah iyo kuwa caadiga ah.
in Xuquuq buuxda lasiiyo dumarka shaqeeya
Xuquuqda shaqaalaha degaanka asalka u leh iyo Xuquuqda dhul lahaanshaha.
Sharci degenaansho iyo xuquuqda shaqaaleynt oo buuxda in la siiyo dhamaan shaqaalaha Qaxootiga iyo soo galootiga .
Joojinta shaqaaleynta caruurta aan qaan gaarin.
waxbarasho, degaan, caafimaad iyo helitaanka adeega daryeelka caruurta
Ilaalada bulshada iyo gunooyin ku filan daryeelka.